Farmaajo iyo Kheyre oo soo jeediyay in Shaqadiisa dib loogu celiyo C/llaahi Xayir Ducaale

Wareegto kasoo baxday Wasiirkii hore ee Wasaarada Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumada Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) oo hada loo badalay Wasaarada Warfaafinta ayaa shaqadiisa u fasaxay Agaasimihii hore ee Wasaarada Ganacsiga. Wasiir Maareeye wareegtada kasoo baxday oo ku taariikheysan 30-kii bisha April ayaa shaqadiisa loogu fasaxay Agaasimihii Wasaarada Ganacsiga iyo Warshadaha C/llaahi Xayir Ducaale oo sanad … Continue reading Farmaajo iyo Kheyre oo soo jeediyay in Shaqadiisa dib loogu celiyo C/llaahi Xayir Ducaale